Friday 2 October 2015

Waxaa laga wariyay nabigeeyna muxamad scw

قال ﺭﺳﻮﻝ ﺍﻟﻠﻪ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ : ﺳﺘﺎﺗﻰ ﻋﻠﻰ ﺃﻣﺘﻰ ﺳﻨﻮﺍﺕ ﺧﺪﺍﻋﺎﺕ ﻳﻜﺬﺏ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺼﺎﺩﻕ ﻭ ﻳﺼﺪﻕ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﻜﺎﺫﺏ ﻭﻳﺆﺗﻤﻦ ﺍﻟﺨﺎﺋﻦ ﻭ ﻳﺨﻮﻥ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻷﻣﻴﻦ ﻭﻳﻨﻄﻖ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﻪ ‏) ﻗﻴﻞ ‏( ﻭﻣﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﻪ؟ ‏) ﻗﺎﻝ : ﺍﻟﺮﺟﻞ ﺍﻟﺘﺎﻓﻪ ﺍﻟﺴﻔﻴﻪ ﻳﺘﻜﻠﻢ ﻓﻰ ﺃﻣﺮ ﺍﻟﻌﺎﻣﺔ [Waxaa dadka u iman doona sanado is dabo maris ah (oo mardabad badan) waxaa la rumeystaa beenlowga, waxaana (warkiisa) la beeniyaa runlowga, waxaa la aaminaa khaa’inka, waxaa khaa’in loogu yeeraa amiinkii (amaanada ku fiicnaa) waxaana u hadla (oo gartooda gooya) Arruweydiyah]. Waxaa la weydiiyay Rasuulka SCWW waa maxay Al-Ruweydiyah, wuxuuna rasuulka SCWW uu yiri: Waa qofka aan qiimaha lahayn oo ka hadlaaya arrimaha dadwaynaha. Warin kale ayaa waxay leedahay:(waa faasiq yare oo kahadlaya arimaha dadwaynaha). La wadaag

No comments:

Post a Comment