Thursday 1 October 2015

Koofur afrika oo laha hadal haayo sawirkaan

Jaraaidyo ka ka soo baxa koonfur afrika ayaa hadal haya sawir laga qaaday zuma oo ku hadlaya mobile iyo obama oo salaan la dul istaagay.

Jaraaidyo ay leeyihiin kuwa cadaan ah ayaa saaid u hadal haya l, waxeeyna sheegeen in uusan jirin nin dunida ka qiima badan obama ayagoo intaa sii raaciyay waa kuma qofka obama ka qiima  adan ee teleefoonku uu kula hadlayo zuma.

Dadka qaar ayaa iyana sheegay in madaxweyne kasta siman yahah mama jiro madaxweeyne ka qiima vadan madaxweeyne kale.

No comments:

Post a Comment