Tuesday 20 October 2015

Soomaaliya xalkeedu waa maxaay

Xalka soomaaliya waa maxaay?

Dabcan erey kasta wax buu suurta galiyaa haba noqdo war quraansheed.


Soomaaliya waa dad caam ku ah kibirka jecelna tala kasta in ay ka muuqdaan taa waxaa u sii dheer qabyaaladii ay isku laayn jireen reer qureeysh.

Alle ayaa Nabi ka soo dhex saaray kaasoo ahaa kan ugu dambeeyay ee dunida loo soo diro magaciisu waa muxmad NNKH.

Alle ayaa ku sharfay diin kana soo dhexsaaray ummad juhala kuwasoo caalamka inteesa kale ka dambeeyay.

Haatan carabtii waxeey daraja ku gaartay diinta islaamka oo ah diinta xaqqa ah ee dunida ka jirta.

Taa oo la mid ah soomaliya waxaa dilatay qabyaalad iyo jahli waloow ay yihiin islaam hadana waa qolo jahligu dishay xalkooduna waa shareecada islamka taasoo meesha ka saari karta qabyaalad iyo qolo qilo sad bursi iyo gaalo raac. 52 


No comments:

Post a Comment