Wednesday 21 October 2015

Soomaali koonfur afrika oo xalay la xasuuqayi

Sawirku waa
Allaha u naxariisto marxuuma cabdulaahi cadaan oo xalay la dilay.


Marxuumka ayaa lagu soo werayay goobtiisa ganacsiga.

Tuulada kheyliisha ayaa lagu dilay 4 qof
3 kalana waa la dhawacay.

Falkani ayaa dhacay xalau iyo saakay mana jirto cid loo soo qabtya.

Mudooyinkaan dambe ayaan jirin dilalalkii joogtada ah ee ka dhico jiray Cape Town.

Dilalka ayaa loo aaneeyaa tuugada koonfur afrika oo doonaya lacag ay ku aadaan baadiya si ay u soo damaashaadaan xilli kirismaska ee sida weeyn kooga ciido koonfur afrika.

Alle ayaan ug baryeenaa inta dhimatay janno kuwa dhaawacmay  a caafimaad.


No comments:

Post a Comment