Showing posts with label iran join. Show all posts
Showing posts with label iran join. Show all posts

Friday 2 October 2015

Iiraan oo ku biirtay dagaalka siiriya

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in iiraan ay ku lug leedahay dagaalka ruushka ku qaaday siiriya kaasoo ku beegsanayo mucaatadka siiriya ee dagaalka kula jira bashaarul asad.