Showing posts with label biyacade. Show all posts
Showing posts with label biyacade. Show all posts

Tuesday 20 October 2015

Soomaaliya:Shirka ka socda xamar oo ay dumar ka muuqdaan

Gabadh qirux badan oo soomaali ah


Islaamnimadu raad kuma laha wax yaabaha eey ku hishiinayaan kwa xamar joogo.

Sawirka idin muuqda waa haween faasidiin ah ee shec fadhiy ragga wada shiraya.

Dabca  waxeey doonayaan in ay tala wax ku lahaadaan.

Nabigeeyna wuxuu inoo sheegay in qoomkii tal ka qaada haween ama haweeni u taliso hoogy.

Haatan xamar meel hoogty iga dheh.

Inta aan nolosha noolaa wali isma dhihin soomaali ayaa hween xukumka wax ka siin doonta un talin doona wasaaro qeeyba ka mid ah.

Soomaalidu waxaad moodaa in dunida ay ka sii daba marayaan maadaama dumarkii la awood siiyay.


Sunday 27 September 2015

Iiraan oo dagaal afka ah ku heeysa sacuudiga

Boqortooyada Sucuudiga ayaa markale beenisay eedaha ka soo yeeray Iiran ee ah inay gudashada
xajka ay si qalad ah u maareeyeen.
Arrintan ayaa dababa socota dhimashada 760 qof oo ku dhimatay ciriiriga Jamaratka.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Sucuudiga, Cadel al- Jubeyr, waxa uu Iiraan ku eedeeyay in siyaasad ay u badaleen musiibada ay ku dhinteen dad
gudanaayay waajibaadka xajka.

Hogaamiyayaasha Iiraan ayaa iska dhigaya kuwa ka careysan dhibaatada, waxayna Sucuudiga ku
eedeeyeen maamul xumo. Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxani ayaa
khudbadiisa Qaramada Midoobeey u adeegsada inuu sii xoojiyo weerarka afka ah ee dalkiisa uu ku
hayo boqortooyada Sucuudiga.

Mr Ruuxani waxa uu sheegay in Iiraan ay dooneyso in la baaro waxa sababay musiibada ay ku
dhinteen qaar ka mid ah xujeyda.

Labadii maalin ee la soo dhaafay, hogaamiyayaasha Iiraan waxa ay ku celcelinayeen
inay ka xanaaqsan yihiin dhacdada oo ay ku dhinteen ugu yaraan 130 Iiraan u dhashay.
Hogaamiyaha dhanka diinta ugu sareeya Sucuudiga, Mufti Sheekh Cabdul Caziz bin-
Cabdullah al-Sheekh, waxa uu sheegay in wixii ka dhacay Jamaratka ay ahayd arrin ka baxsan waxa
uu bini aadamka maamulo. Bbcsomlia

Tuesday 16 June 2015

Maxamad mursi oo la xukumay

Wadaadka akhwaanu musliminka masar ahaana madaxweeynihii saxda ee dalka masar ayaa lagu xukumay dil doogasho ah.

Maxad mursi oo doonayay in dalka masar lagu xukumo ayaa la kulmay siyaasad xumo taasoovkentay in xukumka aybaf gambiyaan munaafiqiin sheegta islaamnimada.