Showing posts with label kal sii horeeysay waxaa hubka nugliyeerka loo saxiixay dalka iiraan oo haatan fooneysa in ay u arimiso. Show all posts
Showing posts with label kal sii horeeysay waxaa hubka nugliyeerka loo saxiixay dalka iiraan oo haatan fooneysa in ay u arimiso. Show all posts

Thursday 1 October 2015

Ruushka oo duqeeyay mucaaradka siiriya

Dowladda ruushka ayaa duqeeysay mycaaradka siiriya oo taageera buuxda ka hela .areeynka.

Ruushka oo saaxib ah shuicada islaamka ee iraan iyo asad ayaa haatan ku soo biiray dagaalka ay mareeykanka kyla jiraan daacish.

Ruushka oo adeegsanaya siyaaaad guraxan ayaa duqreyay meelaha ay ku badan yihiin mucaarafka siiriya ee dagaalka kula jira bishaarul asad.

Siyaasada bariga dhexe ayaa sii xumaanrysay waxaana jira qalalaase ka taagan.

Sacuudiga ayaan ka hadlin atimaha ruushka ee duqeeynta siiriya.