Wednesday 17 August 2016

Kitaabka arbacu nawaawi casharka6

Waa casharkii shanaad ee ku saabsanaa
kitaabka Arbacu Nawaawi ee ka koobnaa 40
xadiis.
Waxaa laga weriyay hooyadii
Mu’miniinta Umm CabdullaahC aa’isha
(Allah ha ka raalli noqdee): Inay tiri:
wuxuu yiri Rasuulkii Allah (s.c.w.): Qofkii
amarkayagan ku soo dara waxaa an ka mid
ahayn isaga lagu celinayaa. [Bukhaari iyo
Muslim]
Sharaxa: Xadiiska Shannaad
Xadiiskani wuxuu caddeynayaa qofkii ka
leexda Jidkii Alle iyo Rasuulku jideeyeen
inuu baadi yahay Xadiiskan waa udubbada
ugu waaweyn ee Islaamka, wuxuu ka
digayaa in Diinta lagu soo daro wax aan ka
mid ahayn, ama laga naaqusiyo, ama la
beddelo ama la qalloociyo.
Sababtoo ah Diinta Islaamku wey
dhammeystirantahay oo Ilaahaybaaabyay,
marka qofkii wax ku soo daraya ama ka
naaqusinaya wuxuu ka dhigan yahay gof leh
anigaa llaahay ka aqoon badan oo waxaanu
sheegin baan Diinta ku darayaa, ama
wuxuu sheegay baan ka goynayaa.
Waxyaalaha laga digaayo in diinta lagu soo
darriyo ama laga naaqusiyo ma aha oo
keliya cibaadada ee waa farac kasta oo ka
mid ah Diinta lslaamka sida macaamilaadka
Nikaaxa, Usluubta, Anshaxa, Xiriirka
Bulshada, xuquuqdooda iwm. Haddaba,
qofka muslimka ah ee ku camal fala masalo
aan sharciga ku dhisneyna baalkiisu waa in
camalki isu buro oon laga ajar-siin, weliba
waxaa la arkaa inuu ku dambaabo ama
diintaba kaga baxo falalka qaarkood.
Haddaba waxaa waajib ku ah qof kastao o
muslim ah inuu hubsado in camalkiisu
sharciga waafagsan yahay iyo in kale.
Waxaana jira miisaan lagu qiyaaso camalka
oo ah sida uu Nebigu( s.c.w) iyo asxaabtiisu
ugu camalfali jireen mas’alada hortaalla.
Waxaad heleysaa jawaab saxiix ah oo laga
soo weriyay Nebigi iyo Asxaabtiisii,
Haddaba, waa in laga digtoonaado bidcada
iyo sheekada ku-tiri-ku-teenka ah ee loo
ekeysiinayo diinta laguna khawiyeysiinayo
dadka ma-kastada ah ama aqoonta gaaban
xagga diinta.
FAA’IIDADA XADIISKA
1. Mas’ala kasta oon sharciga ku fadhin
waa baadinnimo;
2. In laga digtoonaadob idcada;
3. In qofkuf alki isak u mi isaamos
harcigais laamka;
4. Inla barto diinta si loo kala saaro
bidcada iyo sunnada;
5. In diintu dadka ku filan tahay oo laga
deeqtoon yahay bidcada.

Kitaabka Arbacu nawaawi Casharkii 5naad

Share this:
Twitter Facebook 2 Google
Kitaabka Arbacu Nawaawi Xadiis 5
FEATURED
About these ads